Jinsiyada dalka Masar oo lagu heli karo in Lacag la dhigto Bangiyada dalkaasi

Baarlamaanka dalka Masar ayaa dood dheer kadib shalay meel mariyay sharci muran badan dhaliyay oo ku aadan sida dadka ajaaniibta ah ee kunool dalkaasi ku heli karaan Jinsiyada Dalkaasi. Baarlamaanka ayaa  ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda Masar haddii ay … Continue reading Jinsiyada dalka Masar oo lagu heli karo in Lacag la dhigto Bangiyada dalkaasi